Deg Deg Daawo; Dawlada Federaalka Somalia Jaawab U Dirtay Imaaradka

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeysay dowladda Imaaraadka Carabta inay ka shaqeyneyso abuurista dagaalo sokeeye iyo iska horkeenidda ummadda Soomaaliyeed.

2 Comments

  1. Maasha’alaah, waa in ay Soomaaliya xidhiidhka maanta u jartaa dawladda Jabuuti ee Jamhuuriyadda Somaliland la gashay heshiisyada taariikhiga ah ee ku saabsan dhanka amniga, milatariga iyo horumarka kuwaas oo la mid ah aqoonsi iyo xudhiidh dhex maray laba dawladood oo siman.

  2. Dhulka darodka hada waxa xukuma foreign agents. Sad

Comments are closed.