Buhoodle SHORT FILM. Dirir Iyo Dawlad ||Cuqdad Walal || Part 1

Abwaan diri iyo abwaan Dawlad ayaa ruwaayad kooban oo ay kaga hadlayaan cuqdada somaliland ku dhigay magaalada buuhoodle

4 Comments

  1. Yaa cuqdad qaba?

    Ma ninka u diyaara walaalnimo,darisnimo,dawlad wadaag,calool furnaan,mise ka intu tuuladiisa iskula ooday cuqdad,lana tabin,qayladiisuun shaashadaha laga arko,lana dagaalsan jin aan. dadka u muuqan,,cuqdadiina khaakhaayir la gaadhay???
    Kasoo baxa iilka gocashada,dadkiinana dhinac ka raaca
    Ku dawarsiga marada qayrkaa iyo goolaaftanka tuuladaada
    Dheef iyo guul Ku weydee

    Maxaa xal ah illeen haan gun la’a dad waalanbaa illeen ski dhaamiyee
    Kkkkkk

  2. Niman caqligu fadhiyo ee isla quman baan ka yaabay garad xuma qayrkin idinka reebaye cuqdadu watA idin hayse nabada adkeya oo ka shaqeya nimankina xita cuqaashs dilaya dhaqan somalida ugub ku ah ayaad malin walba la timadan cuqdadu wata dantina idin seejisay ee aad dad kale ugu mashquulsan tihin

Comments are closed.