Dawladda Imaaraatka Carabta ayaa ka hadashay dhacdooyinkii Muqdisho, waxaana qoraal kasoo baxay wasaaradda Arrimaha dibada Imaaraatka Lagu yiri.
“Isutaga Imaaraatka Carabta ayaa walaac xoogan ka muujisay xaalada kasii daraysa ee caasimada Soomaaliya ee Muqdisho, taasoo ka dhalatay rabshadaha socda iyo awooda xad dhaafka ah ee loo adeegsanayo dadka shacabka ah”
Imaaraatka ayaa Dawladda Faderaalka Soomaaliya ugu yeertay magaca ahaan dawlad KMG ah, waxayna ugu yeertay dhammaan dhinacyada in ay muujiyaan tanasulka iyo is xakameynta si loo gaaro himilooyinka Soomaaliya.

Somalia current government and its people are full aware that United Arab Empire is the biggest supporter of Alshabab And other Trotorest group. They don’t want to see stable Somalia. They want to handicap somalia seaport by making deal with clan political. If UAE wants help people, let them help their brother Yemen.
Abkow Cambuure, ALLAH ha uu naxariisto waxa aha taliyaha ilaalada Eng Yariisow(duqi hore Muqdisho).
Waa kan video Abkow Cambuure oo ka barooranaya dilka saaxbiikiis Eng Yarisow (maantana ciidanka GorGor ayaa Abkow Cambuure dilay):
https://mobile.twitter.com/Alghaazi114/status/1363243274471899136
Deg Deg
Malayshiyada ‘dowlada-ku-meel-gaarka ayaa maanta Muqdisho ku dishay Abkow Cambuure.
https://mobile.twitter.com/BaidoaU/status/1363193238123810817