Deegaanka Banyaal ee gobolka cayn waxaa shir balaadhab ku dhexmaray odayaasha beesha Barkad iyo garaadka beesha barkad Garaad Cabdirashiid Waraabe dheere .
Garaadka beesha barkad Garaad Cabdirashiid ayaa odayaasha beesha kala hadlay xaalada deegaanka sida amniga horumarka caafimaadka waxbarashada iyo arimo kale oo badan