DEG DEG: Xog cusub oo aan ka helnay Wafdiga PL ee jooga Muqdisho, ayaa cadeynaysa in madaxda Jubbaland iyo Puntland ay khadka telfoonka ku wada Hadleen, ayna isla qaateen go’aan cusub oo ku saabsan in ay Sharuudo kuxiraan ka qeybgalka kulanka Muqdisho ee lagu baaqay.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Waxaana kamid ah.

1- In ay doonayaan in kulanka lagu qabto Xerada Xalane .

2- In aysan Kalsooni ku qabin tagida Madaxtooyada Soomaaliya (Villa Somalia). Cabsi ammaankooda ah, waxayna katimi dhanka Axmed Madoobe.

3- In damaanad-qaade 3aad lahelo, gaar ahaana saxiixa lagu daro Wakiilada caalamiga ah.

Sharuudaha cusub ayaa ka dhigan caqabad hor leh oo ka imaanaysa JL iyo PL oo horey usoo jeediyey in Muqdisho lagu qabto shirka.

Comments are closed.