Qaar kamid ah siyaasiyiinta Hawiye gaar ahaan madaxweynayaashi hore soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kaga dhawaaqay Banaanbax.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Banaanbaxan ay ku dhawaaqen Musharixiintu ayey sheegen in la isugu soo baxo Maalinta jimcaha ah Banaanbax weyn.
Hadaba Sirka ku duugan isku soo baxan ayaa ah hal qodob oo ay ku mujinayaan Awodooda siyaasadeed ama saamayn ee Muqdisho.
Musharixiinta ayaa doonaya in beesha caalamka ay tusan Awoooda siyaasadeed kadib markii laga reebay shirkii wadatashiga Dawlada iyo dawladaha Xubhaha ka ah,
