Deg Deg Daawo:Caaqilka Guud Barkad Oo Been Laga sheegay Si Kulul Uga Hadlay

Waxaa Goordhaweyd La hadlay Warbaahinta Khaatumo News Cheif Caaqilka Guud ee Beesha Guuleed Garaad Barkad Cabdilaahi Maxamed dheeg.

Cheifk ayaa ka hadlay Warqad been abuur ah oo laga sameeyay taaso lagu ladhay Shambad Been Abuur ah iyo Saxeex Been abuur ah oo laga dhigaayo in Caaqilku Leeyahay.

1 Comment

  1. Arintu waa kugu caddahay.2bilood ka hor ayaad ka hadlilahayd oo beenin lahayd magacaaga,kan garaadka ee aad beenshegatay& Xididka aad marwalba u gafeyso.cad xun cunisti xill &ceeba kuu dill

Comments are closed.