Qoraalka ka soo baxay Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Wakiilka Qaramada midoobay ee Soomaaliya uu xidhiidh la sameeyay Waddamada Kenya, Ethiopia, Jabbuuti iyo Uganda si uu wax uga waydiiyo aragtidooda Doorashada Soomaaliya.
Qoraal ka soo baxay Qaramada Midoobay ayaa lagu yidhi:
“Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan waxa uu bogaadiyey fursadda toddobaadkan tagay uu u helay in uu khadka taleefoonka kula hadlo Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jabuuti, Itoobiya, Kenya iyo Yugaandha si uu uga dhageysto aragtidooda ku saabsan xaaladda Soomaaliya iyo gobolka xilligan xasaasiga ah”

yusuf weli mawadaa soowtan xamar kashidan meesha qudaar lagama helo haku indhabeelin kasoo carar xaafad land ,caasimada wadanka ayaa laisuu wada tegey nimcadaa saa loo jaqahayaa
Somaliland waa isaaq bes. Samaroon ciise dhulbahane dhalay iyo warsangeli waa Somalia. You can cry more as you want.
What is the surprise? These countries are proxies against Somalia and they only made 4 this.
Hadaba dalkii uugu horeeyey ee uu wax ka waydiiyay sida qoraalka James Swan ku cadi waxa uu ahaa wasiirka arrimaha dabadda ee jamhuuriyadda Somaliland prof. FARATOON ee dadka runta u sheeg yaa miskiinka webka Khaatumo ku dhex waashay ee wali moodaya in ay jirto dawladda xor ah oo la yidhaa Soomaaliya.