Deg Deg Daawo; Khaliifka Deni Axmed Karaasha

Xiisadda siyaasaded ayaa Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni iyo Madaxweyne ku Xigeenka Maamulkaas Axmed Cisman Karaash ayaa soo ifbaday habenimadii xalay markii uu diiday in ay shirka garawe uga furmaya madaxda dowlada, maamul gobaleedda iyo gobalka banaadir, la sheegay in aanu ka qayb galayn madaxweyne ku xigeenka puntland Ahmed Cismaan karaash, oo matali lahaa gobaladdaSool, Sanaag & Cayn,

Wararka laga helayo Madaxtooyada Puntland ayaa sheegaya in Madaxweyne ku xigeenka puntland Axmed Cismaan karaash damacsan yahah in uu safar ku gaadho magalada muqdishu xili uu soo ifbaxay khilaaf xooga oo soo kala dhaxgalay madaxweynaha iyo ku xigeenka puntland.

Khilaafka madaxda sare ee puntland ayaa noqonayaa jewi siyaasadeed cusub taasi oo samayn ay ku yeelan doonto dawlada Federaalka ee Soomaaliya.

Sadexdii sano ee la soo dhaafey Madaxweyne Deni waxaa uu wajahey khilaaf siyaaded oo Madaxtooyada Soomaaliya uga yimid iyo Midkii uu ku baxay Guddoomiyihii Baarlamaanka Puntland Ee Dhooba-daared.

3 Comments

  1. Faroolow jooji waxa aad wado, ninkaan Deni balbalaarka ka daa lug gooyada aad ku hayso, Soomaaliyana kadaa dhibaatada. Hadda kahor waatii gurigaaga dabka aad shodeyso uu galay, hadana insha Allah, waad heleysaa waxa aad walaaqayso

  2. tolow colka jooja

  3. ;’;’

Comments are closed.