Deg Deg Daawo; Dawlada Feraalka Fariin Adag U Dirya Keyna

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa diiday dalabka Kenya ay mar kale ku dooneyso in dib loo dhigo dhageysiga dacwadda Badda ee Soomaaliya ay u gudbisay maxkamadda caalamiga ah ee ICJ.