Beesh Habar Jeclo Oo Abaabushay Weerar Lagu Qaado Gocondhaale,

Beesha Habar Jeclo ayaa deegaanka Qoriligud iyo Galgal ka wada abaabulka Dagaal Ka dhan ah Beelaha Buuhoodle.

Maleeshiyaad Badan oo ka kala yimid Deegaanada Beesha Habar Jeclo ayaa la soo dhoobay Tuulooyinka Qorilugud iyo Galgal,

Xiisadan ay Abaabulayso Beesha Habar Jeclo ayaa daba socota Labo qof oo dhawaan looga dilay Gobolka Cayn,

Wasiir Maxamed kaahin, oo kamid ah Maamul Beeleedka SNM ayaa xogtu sheegaysa in uu xiisadan dabada ka riixaayo,

Sidoo kale Wararka ayaa sheegaya maleeshiyaadkan Habar Jeclo oo dabada uu ka riixaayo maamulkooda SNM in ay doonayan in ay weerar Gaadmo ah ku soo qaadan Tuulada Gocondhaale,

1 Comment

  1. GAANIMA AYEEY NOSO WADANE ISKA DAYA

Comments are closed.