Taliyihii ciidanka NISA ee Dhuusamareeb Cabdirashiid Cabdi Nuur Shiikhdoon (Qooje) iyo askar ilaa u ahayd ayaa qarax ku geeriyooday.
Qaraxa ayaa lagu eegtay taliyaha iyo ilaaladiisa inta u dhaxaysa Ceeldheere iyo caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb.
Al-shabaab ayaa maalmihii la soo dhaafay weeraro ka geysanasay magaalada Dhuusamareeb iyo deegaanno u dhow.
