Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ka warbixiyay sababaha is faham looga gaari wayay Shirka Dhuusamareeb isagoo xusay in masuuliyada fashilka ku yimid shirka uu leeyahay Madaxweyne Farmaajo.Waxaa Madaxweynahu uu xusay in Madaxweynaha uu si jufanimo iyo reernimo ah isku xijinayo Gobolka Gedo oo uu doonayo in uu dalkii uu xukumay ku badasho Gobol iyo hal Degmo oo kaliyah

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

MD

By Xuseen