War Deg Deg ah:Garaad cabdirashiid oo Buuhoodle caawa gaadhay iyo wararkii ugu danbeeyay xaalada Buuhoodle

Garaad cabdirashiid waraabe dheere oo kamid ah golaha dhaqanka SSC ayaa soo gaadhay Magaalada Buuhoodle,

Garaadka iyo wefti u hogaaminayo ayaa caawa ku sugan buuhoodle si ay u xakameeyan shaqaaqo beeleed caawa ka dhacday buuhoodle taaso sababtay khasaare dhimasho iyo dhaawac.

Xaalada buuhoodle ayaa caawa ah mid cabsi wayn laga qabo dagaal ka dhex qarax beelaha cali gari iyo wacays Aadan.

Buuhoodle hore waxaa ugu sugna qaar kamid ah isimada dhaqanka SSC iyadoo caawa si deg dag ah ugu soo biiray garaad cabdirashiid iyo wefti u hogaaminaayo

6 Comments

  1. War, ninkan aad leedahiin, garaad
    Waxuu Norway ka ahaa *bus driver*.
    Waa la ogyahy, in ninka website kan
    Qora uu ader u yahay…. Magac xuman
    Ku jab…

  2. Gaalkacyo iyo Buuhoodle waa meelo laga guuray. Waxa isku soo haray doqomadi iyo dadka dadka qasha.

    Kii lacag haystay ama kan caruur iyo xaas leh waxa uu guuray Garowe, Burco, Hargeisa, Borame, Nairobi.

  3. allah hakala qaboojiyo lkn magaaladu gari go,anka haka baxdoo burco haka mid noqoto, dhinac ethiopia ayaa ka talisa sida wajaale

  4. ilaahay hala qaboojiyo. Buuhoodle maamul kama jiro iyo kala dabeyn, anaa amiir wa anta amiir weeye..maamul ha ku biireen, ka dibna labada maamul ha isku dhex dileen..ka dibna halaga qaxo…kkkkkkk

  5. Ha biqleyso ama garad ama shaydaan keena mesha ilaa jumhuuriyada barakeysan timado waa leysku qalanayaa..sirdoonkeena ayaa shaqo wacan ka haya..jamhuuriyadu ha jirto oo hajoogto ..fuck tuulada buuhodle..

  6. Ilaahay hanaga damiyo colada buhodle garaadku waa ku mahadsan yahay gurmadka dagdagaah

Comments are closed.