Buhoodle : Waxaa Shaqaaqo Caawa Ku Dhex Martay Magalada Buhoodle Labo Belood Oo Walalo Ah Oo Shalay Nabadooda Lagu Soo Xidhay Isla Buhoodle Waxaana Jira Khasaaro Dhimasho Iyo Dhawacba Iskugu Jira Alle Hakala Qaboojiyo Xabaduna In Badan Ayay Gudaha Magalada Ka Dhacaysaa Iminkana Way Joogsatay Walina Khasaraha Rasmiga Ah Lama Ogo

By Xuseen

2 thoughts on “Deg Deg Daawo Dagaal Ka Socda Buuhoodle”

Comments are closed.