Go,aamadii Kasoo Baxay Shirkii Nabadaynta Beelaha Xirsi Cali Iyo Wacays Aadan Wacaysaadan Waxaa Lagu Xukumay Magata AHUN Caaqilka oo Ah 100 HalaadIyo 120 Xasanada Caaqilnimo Guud Ahaana Waa 220 Halaad Xirsi Caligari Waxaa Lagu Xukumay Magata AHUN Axmed Cabdikafiin oo Ah 100 HalaadIyo 40 Halaad oo Sugiwaaya iyo 50 Halaad Oo Fakinta (labaxsadka ) Gacan ku dhiiglaha Guud Ahaana Waa 190 HalaaDWaxaana Sidaasi ku Aqbalay Cuqaasha Iyo Waxgaradka Labada Beelood

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

By Xuseen