Bulshada deegaanka maalmahan waxay is waydiinayeen in deegaanka ssc uu u baahanyahay maamul mise jabhad waxaa arintaasi ka hadlaya Jama Ali Gurey
4 thoughts on “Deegaanka Ma Maamul Buu U Baahanyahay Mise Jabhad, Jaama Ali Gurey”
Comments are closed.
ISHII BUGTAAY KU BIKAACSO.
—————————————–
DAAWADA XUSKA 27aad EE CIIDANKA QARANKA JAMHUURIYADDA SOMALILAND EE KA QABSOOMAY MAGAALADA BUUHOODLE IYO MAGAALOOYINKA KU DHOW-DHOW.
https://youtu.be/njvDPKquk2E
WAXAAD TAHAY DOQON WALIBA AH FULI XAAR WAYN. WAXAAD TAHAY NINKII UU CAAFIMAADKA WAA UU KU HABAARAY DR. CALI KHALIF MARKII LAGAA WAAYAY $100 XILIGII XUMAA EE UU DR. ALI KHALIIF DUURKA KU JIRAY EE UU DAGAALAMAYAY. MAANTANA DHULBAHANTE KU AAMINI MAARO OO WAA LAGU YAQAAN IN AAD TAHAY FULI BEENAALE AH OO AAN XITAA NAAGTIISA IYO CARRUURTIISA XITAA RAALI GALIN KARI. GAAR AHAAN JAAMAC MAAMULI KARIN. JAAMAC SIYAAD IYO DHULBAHANTE KA YEELI MAYNO ADIGA IYO LABADA TUUG EE AAD SHEEGTAY IN AANU U BAABIINO QURUXDA, WAXBARASHADA, DHAQAALAHA, NABADDA IYO HORUMARKA AY HAYSTAAN DUMARKA IYO CARRUURTAYADU EE OROD OO DEEGAANKAAGA HORTA SOO XOREE HADII UU CADOW KAA HAYSTO ANAGA MA JIRO CADOW NAGAGA XUN ADIGA IYO WAX-MATARAYAASHA KULA GARASHADA IYO ARAGTIDA AH. HADII AAD DAGAAL DOONAYSAAN ORDA OO TAGA XAMAR AMA BUULAXAAWO.
Jabhad iyo maamul meel ma wada galaan Ogow maamul waxa u baahan meel xor ah oo degan Jabhadan waxa u baahan meel xorayn u baahan sida laascaanood Jabhaduna waa in au leedahay worksheet marka ya xorayso u yaala oo ah sida loo maamulayo dhulka
Maanshaa alaah adeer anigu waan kutaageernahay afrika ninaan laga biqin waxba looma ogola ee raga abaabul oo isukeenkeena hadaan daraawiishnahay waxkastaa waan awoodnaa dagaal talo dhaqaale waxaa kamuhiimsan inaan ismaqalaa oo ixtiraam iyo walaalnimo isumuujinaa oo inaga dhubahante aan joojinaa anoo reer hebel ah waa inaan lasoobaxnaa ajende sinaan iyo cadaalad ah isna maqalaa oo dhexdeena ay kajirtaa walaalnimo kadib ayaan waxkasta kudhaqaaqi karaa waxaad ogtihiin jamhad yar oo tigrey ah ayaa itoobiya lawareegtey oo boqolmilyan utalinaysay 30 sano dhulbahantaa kabadan oo kadagaalyahansan oo ka dhaqaalo badan hadan waa kaasaa nin maqlaya malihin waa umad wada hogaamiye ah see uguulaysan hadaadad wada hogaamiye noqotid waa inaad hal hogaamiye leedahay iyo dad amarkiisa kushaqeeya oo kala danbeeya