Warbixin uu shaaciyay sirdoonka Mareykanka ayaa waxaa lagu ogaaday in Amiirka dhaxalsugaha ah ee Sucuudiga, Maxamed bin Salmaan, uu ansixiyay dilka weriyaha qurba-joogga ahaa Jamaal Khaashuqji sanadkii 2018. Warbixinta oo uu shaaciyay maamulka madaxweyne Biden ayaa waxa ay tibaaxaysaa in amiirka uu ansixiyay qorshada in la soo qabto ama laContinue Reading

Taliyaha Madaaficidda ee Ciidanka Somaliland G/sarre Cali Cawaale ayaa ku dhaawacamay gadood ay sameeyeen Ciidamada ku sugan deegaanka Tukaraq. dhaawaca taliyaha ayaa lagu dabiibayaa Cisbitaalka guud ee magaalada Laascaanood. Ciidankan ayaa maalmihii ugu danbeesay ka gadoodsanaa Askari ka mid ahaa oo kelyuhu fadhiisteen oo waxba laga qaban wayay xaaladiisaContinue Reading

Ciidamada millatariga Somaliland ee nabad ilaalinta u joogey deegaanka Dararweyne ee gobolka Sanaag, ayaa kasoo baxay fadhiisinnadii ay ku sugnaayeen, iyagoo dul degay magaalada Ceel-Afweyn. Ciidankan oo gadoodsan ayaa degay labada Kontarool ee magaalada Ceel-Afweyn. Taliska Milatariga Somaliland ee gobolka Sanaag ayaa isku dayay inay ciidanka ku qanciyaan inay kuContinue Reading

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo Midowga Musharaxiinta oo xalay wadajir loo soo saaray. Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyey Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble dadaalka uu ku bixiyey heshiiska wadajirka ah iyo guud ahaan maareynta arrimaha doorashooyinka iyo sida ay ugaContinue Reading

Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu Shirkaan kumatali Doono Ra’isulwasaare Maxamed xuseen rooble waxaana looga hadlayaa Qodobo ay kamid yihiin Banaanbaxyada Lafilayo iney bari ka dhacaan Muqdisho, waxaana kulankaan sido kale ku sugan madaxweynayaasha Hirshabeele iyo Galmudug Midowga Musharixiinta ayaa dhankooda doonayaContinue Reading