Laba maamul ee Beesha Daarood oo Ciidan Xoogan Ku Daad Gureeyay Magaalada…..

Labada maamul ee Beesha daarood Jubaland iyo Puntland ayaa ciidankii ugu xoogana ku daad gureeyay Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Maamulka Galmudug.

Labada maamul oo aan kalsooni ku qabin Maamulka Galmuudg iyo Dawlada Fadaraalka soomaaliua ayaa si madax banaan u sugta amniga madaxdooda.


Ciidanka Jubaland iyo Puntland, Ku daad Gureenayaan Dhuusamareeb ayaa ah kuwo ka badan kuwii ay hore ugu tagi jiren Magaalada.

Dhuusamareb ayaa lagu wada in bisha labaad sadexdeeda uu ka furmo shir udhexeeya maamulada iyo dawlada Fadaraalka soomaaliya kaaso looga hadlaayo Arrimaha Doorashada ,

1 Comment

  1. Bulshit. Uf

Comments are closed.