Deg Deg:Maleeshiyadka SNM Oo Xidhay Wariye Ka Qaaday Waraysi Faysal Falaalug

Maleeshiyaadka Maamulka SNM, ayaa goordhaweyd gudaha Laascaanood ka qabtay Wariye Mohamed Bidhaanshe oo kamid ah Wariyaasha Ku sugan Gudaha Laascaanood,

Wariye Bidhaan ayaa waraysi uu ka qaaday Taliye Ku xigeenka Jabhada SSC Faysal Falaalug ka siidayay Warbaahinrta.

Waraysiga ayaa ahaa mid hordhac ah balse aan si wacan loo siiwada dayn taaso sababtay in Wariye Bidhaanshe caawa gudaha laascaanood laga dhex qabto oo la dhigo jeelka.

Maamulka SNM, ayaa ku haysta wariye Bidhaanshe waraysiga uu ka qaaday Faysal Falaalug.

6 Comments

  1. Dhulbahante haday gartan gabaygii Cali dhuux Kula hadlayay qamaan bulxan oo uu laha qamaan dhugo dhankaaga tolka loga so dhacaye waxan huba in edoor dabacayuun maalin cad isaga bIxi lahayen SSC sababto ah kow dhulbahante waa laandheere labo dhulbahante waxa garab taagan harti waana Laa dheere yaal,sedex dhulbahante waa kablalax afar dhulbahante waa daarood,hadaba waxa dhulbahante bahdilaya waa korgalada

  2. Reer bucur bacayr maxaan U saari weyney tigrey gii keenay dhimaye jaanis kawanaagsan inana som marayo maanta

  3. Ilma Bucur bacayr iyo calooshood u shaqaystayaasha kaba qaadka u ah markay Faysal maqlaan bay isku xaaraan. Nijaastaas waa in lagu V jihaadaa waqtigeedina waa la joogaa

  4. adeer dhulbahantaha nabada jecel baa xidhay nabaddiidkan

  5. bad buu galay, maantuu ka shaleynayaa, allaa maxaa igu watayeey. kuwaa la sheegayey jeelka ku wasa caruurta afka cas leh…kkkk

  6. Jeelkaa halagu dhex waso waliba.

    Kaa yare afkaweeyn suu dhabayaco iskugu haystay baaa LA yaabi jiray.

    Kkkkkkkkk

Comments are closed.