Deg Deg Daawo:Sheekha Ugu weyn Gobolka Sool Oo Mamulka SNM uga Digay Arrin Halis Badan oo ay Damac sanyihin,

Shiikh Abdinaasir Xaaji Axmed Shiikhul beledka Laascaanood ayaa ka hadlay go’aan lagu joojinayo isticmaalka lacagta electaroniga ee mobilada laysugu diro wax kayar 100 $,

Shiikh Abdinaasir Xaaji Axmed ayaa Sheegay in cawaaqib xumo ka dhalan karto hadii la joojiyo.Sidoo kale Shiikh Abdinaasir Xaaji Axmed wuxuu ka hadlay dilal ka dhacay laascaanood wuxuuna Maamulka SNM ku eedeeyay inay ku fashilantay amaanka magaalada Laascaanood.

4 Comments

  1. Adeer kumaan Bilyan oo lacagtii Somaliya ayaa rasaysan oo Bakhaarada Taal.
    Haddii aan la bedelin oo lacagtaas aan dadka laga iibsan sidee loo qaadanayaa Tan Somaliland?.Ma bilaash baad u siinaysaa Laanta?.Mida kale Ma wax Somaliland Leedahahay ayaa laga baryayaa mise dadku lacagtoodii ay shirkadaha dhigteen ayaa loo diidan yahay inay waxooda si xor ah u isticmaalaan.Horta intaydaan Laanta la imaanin fahma waxa meesha yaala.Hadaan la fahmayn dadku Lacagtooda doolarka ah ha kala baxeen Shirkadaha oo si caadi ah u kala gateen oo Soomaaligoodiina wax ha ugu gateen sidaas baa sahal ah.Labada Maamul ee midna lacagtii Somaliya ku ciyaaray sidaas u galay ee haddana diiday intay dolarkii waraaqo ku qaateen.Kan Laanta dadka Lacagtoodii diidaya inay siday rabaan u isticmaalaan

  2. Waaa wax laga xumaado inqayb inaga mida hadlaaan sidii aaan nahay Iidooor warmaxaaa Somaliland naga galay yaaab

  3. Waaa wax laga xumaado inqayb inaga mida hadlaaan sidii aaan nahay Iidooor warmaxaaa Somaliland naga galay

  4. Sheekhu si fiican ayuu u hadlay.

    Laakin waxaad mooda inu hoosta wax ka xoqonaayo oo daacad ka ahayn.

    Dhamaan goboladda kale ee Somaliland sharciga $100 wixii kar yar Zaad lagu diri karin, waa ka hir galay, wax dhib ah oo ka timid ma jirto. Bil cakis, waa lagu reeyay.

    Laascaanoodna gobolada kale ee SL ayay la mid tahay.

    Qofkii isagu is cuna qabatayana, isagay jirtaa. Laakin qof walba waxa u banaan inu isticmaalo lacagta Somaliland. Ninkii taa diida, isaga ayaa cirka roob ku og.

Comments are closed.