600 Deg Deg:Dagaal Culus Oo Ka socda Balad-xaawo iyo Saraakiil lagu Dilay, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg:Dagaal Culus Oo Ka socda Balad-xaawo iyo Saraakiil lagu Dilay,

Dagaal culus ayaa xalay ilaa saaka ka dhacay degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo, halkaasi oo ay soo weerareen islamarkaana soo galeen ciidamada wasiirka amniga Jubaland Cabdirashiid Janan.

Wararka aan ka heleyno Beledxaawo ayaa sheegaya in Ciidamada Cabdirashiid Janan ay xalay qabsadeen xaafado ka mid ah Beledxaawo, balse ma cadda haddii ay saaka ka baxeen iyo in kale.

Saraakiil ka tirsan Jubaland ayaa xalay sheegay in gebi ahaanba ay la wareegeen Beled Xaawo, haatan uu dagaalka ka socdo dhanka wadada aada Doolow,

Taliyihii Saldhiga Booliska Dawlada Soomaaliya ee Baladxaawo iyo saraiil kale ayaa dagaalkaasi ku dhimatay,

Dhanka kale dawlada somalia Dagaalkan aka hadashay waxay sheegaysa in Weerarkan kenya soo abaabushay,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 1)

  1. Sool Man says:

    war meesha mareexaankii ayaa isku jabay ilaahow sidii khayr leh


Comments are closed.

script>
Deg Deg:-Dagaal culus Xadka Kenya iyo Somalia
- Feb 27, 2021
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay dagaalyano ka tirsan ...
Deg Deg:-Ciidanka Somaliland ee Tukaraq Oo Iska Dilay Sarkaal
- Feb 26, 2021
Taliyaha Madaaficidda ee Ciidanka Somaliland G/sarre Cali Cawaale ayaa ku dhaawacamay gadood ay sameeyeen ...
Deg Deg:ciidanka Somaliland oo Ka Baxay Gobolka Sanaag,
- Feb 26, 2021
Ciidamada millatariga Somaliland ee nabad ilaalinta u joogey deegaanka Dararweyne ee gobolka Sanaag, ayaa ...
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...