600 Deg Deg:Puntland Oo Ciidan Amar Gaar ah Qaba U dirtay Badhan | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg:Puntland Oo Ciidan Amar Gaar ah Qaba U dirtay Badhan

Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland, oo maalmo ka hor gaaray degmada Badhan, ayaa si rasmiya loogu wareejiyay Amniga degmadaas.

Booliiska magaalada Badhan ayaa Shaqada laga fariisiyay, waxaana Ciidanka Daraawiishta lagu amray in ay hawlgal xooggan ka bilaaban gudaha magaalada, si loo xaqiijiyo Amniga oo muddooyinkii u dambeeyay habacsanaan laga dareemay.

Ciidanka waxa sidoo kale lagu amray in ay magaalada ka nadiifiyaan astaamaha maamulka Somaliland, islamarkaana ay xabsiga dhigaan, haddii cid ka tirsan Somaliland isku dayo in ay soo gasho gudaha degmada Badhan.

Sidoo kale, waxa Ciidanka la faray in ay si adag ula dagaallaman dadka ka ganacsada maandooriyaha, gaar ahaanna Khamriga kuwaas oo mudooyinkii dambe ku soo badanayay magaalada Badhan.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 5)

  1. jiite_1 says:

    ninbaa yidhi walee samkaab baan deero dilin markaad aragtaan somaliland in ay hawshii ay lahayd ka gaadhay sanaag bari ayaad waxooga maryo calas ah ku soo ururinaysaan badhan haddii dagaal dhacana waad yaacdaan oo waxba iskama celisaan puntland waa fulay somaliland ka baqda meeday adhicadeeye meeday laascaanood meeday ganbadha meeday tukaraq meeday xalin gardho ayaa loo jiraa 15 kilo.

  2. Oday says:

    Badhan waa magaalo niman daaroodnimadu ku weyntahay. Iidoorow isdaba qabta oo durbaanka Faysal faaruq idiin tumayo ka waantooba dhulkiinu ha idin deeqo inta dawlada Soomaaliyeed idiim imanayso oo muuse jaahil laga soo xirayo

  3. Meygagle says:

    Xididnimadii iyo seedinimadii miyey shaqayn weydey

  4. Ibrahim says:

    masaajidka ciyaarta ka dhaafa budhland

  5. Ibrahim says:

    maqli jirey. ciidanka maska cuna,ciidanka dalaaydaha ku boodaaa bbnbbbbbbnbb ,iyo qaar koloo badan waxba kuma tartaaan kkkkk


Comments are closed.

script>
Deg Deg:-Dagaal culus Xadka Kenya iyo Somalia
- Feb 27, 2021
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay dagaalyano ka tirsan ...
Deg Deg:-Ciidanka Somaliland ee Tukaraq Oo Iska Dilay Sarkaal
- Feb 26, 2021
Taliyaha Madaaficidda ee Ciidanka Somaliland G/sarre Cali Cawaale ayaa ku dhaawacamay gadood ay sameeyeen ...
Deg Deg:ciidanka Somaliland oo Ka Baxay Gobolka Sanaag,
- Feb 26, 2021
Ciidamada millatariga Somaliland ee nabad ilaalinta u joogey deegaanka Dararweyne ee gobolka Sanaag, ayaa ...
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...