600 Deg Deg::Dawlada Somalia Shuruud Adag ku xidhay Jubaland iyo Puntland, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg::Dawlada Somalia Shuruud Adag ku xidhay Jubaland iyo Puntland,

Wararkii ugu dambeeyey ee aan ka heleyno muranka ka taagan doorashada Soomaaliya ayaa sheegaya in dowladda federaalka Soomaaliya ay shuruud ku xireyso inay ku dhowaaqdo shir la isugu yimaado oo xal loogu raadinayo is-maro waagan taagan.

Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in dowladda ay ku adkeysaneyso in Puntland iyo Jubaland ay marka hore ku dhowaaqaan guddiyada doorashada ee ay diidan yihiin, si wada-hadal u furmo

Labadan maamul ayaan weli magacaabin guddiyada doorashada heer gobol. Waxay sidoo kale diideen inay Muqdisho usoo diraan guddiyada doorashada heer federal ee ay horey u magacaabeen, kadib markii ay ku eedeeyen dowladda federaalka inay guddiyada heer federal kasoo buuxisay saraakiil sirdoon ah.

Shuruudda cusub ee dowladda ayaa imaneysa ayada oo lagu wado in madax goboleedyada ay shir isugu yimaadaan dhawaan,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:-Dagaal culus Xadka Kenya iyo Somalia
- Feb 27, 2021
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay dagaalyano ka tirsan ...
Deg Deg:-Ciidanka Somaliland ee Tukaraq Oo Iska Dilay Sarkaal
- Feb 26, 2021
Taliyaha Madaaficidda ee Ciidanka Somaliland G/sarre Cali Cawaale ayaa ku dhaawacamay gadood ay sameeyeen ...
Deg Deg:ciidanka Somaliland oo Ka Baxay Gobolka Sanaag,
- Feb 26, 2021
Ciidamada millatariga Somaliland ee nabad ilaalinta u joogey deegaanka Dararweyne ee gobolka Sanaag, ayaa ...
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...