Daawo:Faysal Cali Waraabe”Hargaysa Gudaafad Bay Noqotay

3 Comments

  1. Khiyaali news.
    Feysal wuu ku saxsan yahey haduu yiri idinkaa halkaas isdhigey.

  2. Miskiin maxay somalidiid horumar ah ee ay haysataa sowtaa idinku runta sheegteenba weliba wuxuu ilaaeay in haraad loogu bakhtiyayhargaysa.

  3. Khasaarenews, wararka Somaliland intaa way daawadaan, guulo badan iyo horimar badan ayay intaa daawadan oo website kooda kuma soo qoran.

    Sababtu waa horimarka Somaliland oo kansarkii caloosha ku ah.

    Hadii ay maqlaan wax war ah (dhif iyo naadir ku ah) oo xun oo Somaliland ku saabsan websitekooda ayay soo galiyaan.

    Anigu waan ku qoslaa.

    Faysal Cali Waraabe license ayuu u haystaa inu dawladda dhaliilo.

Comments are closed.