600 Daawo:Musharax Beesha Isaaq Ka dhex Hadlayso Oo Fagaaraha la yimid Isaaq hala siiyo Magdhow, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Daawo:Musharax Beesha Isaaq Ka dhex Hadlayso Oo Fagaaraha la yimid Isaaq hala siiyo Magdhow,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 5)

  1. Wardheere says:

    Wax rag loogu maahmaaho maahee,Waxa la yidhi Naagta dumarka gudaa intay gudniin ku mashquulsanayd ayaa keedii qudhmaa.
    Hawiye intay dad kale u hadlayaan may gurigooda hagaajiyaan laga soo bilaabo 1991 ayay xabadi ku socotay,qarax iyo qax ku socday,ma arkaysid nin u diir naxaya oo leh dadkayga waa inay amaan helaan ,waa lala xisaabtamaa dadka dhibaatada ku wada dadkeena,odaygiii ugu weynaa ee Cali Mahdi oo 1991 dagaaladii Hawiye lays kaga kor heenayey ee kumannaanku ku naf waayeen Muqdisho lagu dumiyey ayaa maanta isla soo taagey Qorigaygii Cadaa ayaan lasoo baxayaa,war miyaanay dhiiga dadka ka dhergin. Hawiye dadkiiisii ayaa 30 sanadood sida duqsiga loo laynayey ninkii odhan lahaa dadkaygu uma qalmaan dhibtay ku jiraan ayaa wuxuu u doodayaa oo leeyahay Mag dhaw hala siiyo isaaq oo waxba ka gelin oo iyaga dadka u neceb oo maalin walba cay iyo habaar meel walba ula taagan Qadaad weyn Allah qaraxa haw sii badiyo weligood yaanay nabad helin. Hawiyoow meel aan waxba kaa gelin oo 2000 klm kuu jirta u doodideeda intaad iska daysid gurigaaga hagaaji,Isaaq badhi taarkiisa waxa kuu dhaama inaad dantaada raacato.

  2. Mohamed ahmed says:

    Aar kuwana isaaq bay kaga dhegtay khatumo wax layidhaahda ma jiraane waxa jira kooxo isaaq la dirir layidhaahdo kuwiina hargaysa ayey iska dhiibeen

  3. Cigal says:

    Asc war kan waa dameer waxba ma oga war samaroon dulbahanti iyoo warsangeli baa dalkan la leh issaq marka magdow yaa seenayaa kowa ila snm samaroon djlbhantiba iyoo warsangeli waa la dagalantee

  4. Xoriyo Ibrahim says:

    Ninka magaca kadhigtey soomalidiid Iska riyoo ninwalbii dhulbuuleeyahay soomaliyi waa isdishey cidlafo ama xabaalo dusha kusidataa majirto idinkamaahee dhulbahante ayagaa dad jira shaleyna gaolo kaa xoreeye ah cidna kuma khasbana in ay horgale unoqdaan waa khaatumo waxaa jira maamul goboleedyo ayka dhulweyn yihiin

  5. Somalilander says:

    Farmaajo sowkii raali galin bixiyay.

    Waliba raali galin caalami ayaa reer Koonfurka looga fadhiya iyo inay aqbalaan rabitaanka Somaliland. Labadaa waa shardi lagu xidhay hadii dib Somali isu beer xaadhan u wada noolaan doonto.

    Kuwii Muqdisho u naagayn jiray sida Reer Khaatumo Seeg, ha ogaadaan, Muqdisho waxba ka ma tihid, Garowena waxba ka ma tihid.

    Ma huraan waa caws jilaal, Hargeysa ayaa ku gawracantihiin. Ama diida ama doona.


Comments are closed.

script>
Deg Deg:-Dagaal culus Xadka Kenya iyo Somalia
- Feb 27, 2021
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay dagaalyano ka tirsan ...
Deg Deg:-Ciidanka Somaliland ee Tukaraq Oo Iska Dilay Sarkaal
- Feb 26, 2021
Taliyaha Madaaficidda ee Ciidanka Somaliland G/sarre Cali Cawaale ayaa ku dhaawacamay gadood ay sameeyeen ...
Deg Deg:ciidanka Somaliland oo Ka Baxay Gobolka Sanaag,
- Feb 26, 2021
Ciidamada millatariga Somaliland ee nabad ilaalinta u joogey deegaanka Dararweyne ee gobolka Sanaag, ayaa ...
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...