600 Deg Deg:Geeli Habar Jeclo laga Dhacay Oo La qabtay, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg:Geeli Habar Jeclo laga Dhacay Oo La qabtay,

Waxgaradka Buuhoodle, ayaa soo qabtay geel Laga dhacay Beesha Habar Jeclo oo dhawaan geelaas looga dhacay Duleedka Buuhoodle iyadoona la dilay Ninkii Gelaas watay,

Ciidanka Deegaanka Buuhoodle, ayaa soo qabtay geelaas oo ay dhacen Dablay Reer Buuhoodle ah kadib markii ay qaarajiyen ninkii Watay Geelaas,

Geela ayaa hada lagu haya Gudaha Buuhoodle waxaana lagu wareejinaya Beesha Habar Jeclo,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 3)

  1. caaqiibo says:

    Allow kala qabooji, dilka iyo dhaca waa xaaraam, waa waxa Somalida dhibku uga bixi waayey, waa waxa dad iyo dalba loo waayey, dadkan ma laha dux iyo iidaan, dadka uguma yaraateen ee waa isdabar jaraysaan,

    Erayadii aun, Timo-cadde

  2. Somali man says:

    Maxa faaido ah oo ku jirta hada yaguna masaakin kale ayay ugu aarayaan oo laynayaan fidnadaana inkaar qabe ayaa bilaabay

  3. Yaabane says:

    Wallee reerkan reer Somali uga caqli xun la soo waa.


Comments are closed.

script>
Deg Deg:-Dagaal culus Xadka Kenya iyo Somalia
- Feb 27, 2021
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay dagaalyano ka tirsan ...
Deg Deg:-Ciidanka Somaliland ee Tukaraq Oo Iska Dilay Sarkaal
- Feb 26, 2021
Taliyaha Madaaficidda ee Ciidanka Somaliland G/sarre Cali Cawaale ayaa ku dhaawacamay gadood ay sameeyeen ...
Deg Deg:ciidanka Somaliland oo Ka Baxay Gobolka Sanaag,
- Feb 26, 2021
Ciidamada millatariga Somaliland ee nabad ilaalinta u joogey deegaanka Dararweyne ee gobolka Sanaag, ayaa ...
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...