Ogaysiis Ku Socda Akhristayaasha Khaatumonews.com

Shabakada Caalamiga Ah Khaatumonews.com waxay dib u furtay mudo bilo ah kadib qeybaha Fariimaha Ay ku reebi jiren akhristayaasha Websitika.

Qeybta faalooyinka ama Komontiska ee Khaatumonews.com waxaanu si ku meel gaadh ah u xayirnay mudo kadib shaqo ka socotay webka aawadeed,

Hada ayaanu si caadi ah ugu fasaxnay akhristayaasha qeybta Komontiska kadib shaqadii mudada aanu ka haynay websita oo dhamaatay.

Sanadkasta dhamaadkiisa webka waxaa lagu sameeya gacan marin taaso sababta in ay yaraadan wararka mudada shaqadu socoto islamarkaana waxay sameeysa shaqadaasi sida qeybaha komontiska oo kale iyado marmar laga dareemo in uu hawada ka baxbaxo webku.

Mar kale ayaa maamulka Webka Khaatumo News ugu bishaareenaya Akhristayaasha in si caadi ah oo xor ah ay u dhiiban karan fikirkooda oo aan lahayn waxyaabo ka hor imaanaya diinta islaamka iyo dhaqanka suuban ee soomalida

7 Comments

  1. Yes yes yes ..hadeeraan gantaalahaygii ladhacayaa faqashta….

    Maygaagle dhabayaco dhabar mcn

    Kawaran TUKARAQ kkkkkkkkkkkkkk

  2. Waan soo dhoweynayaa in commentska dib loo furo iidoor nagama cay badnee kabahaan la dul maraynaa

  3. Waxaad u adkaysan wayday fariimaha iyo jawaab celinta reer Somaliland.

    Xamil waranka waa xanuun badanyee…

  4. waa inay soo yaacan ciidankii qaranka somaliland ee halkan ka difaaci jiray kkkk hala buufiyo qadaad weyn iyo faqashta

  5. war naga xidha iidoor ayaa meeshan ka caytami jiray intii ayaan ka reysanay

  6. boowe waad ku mahadsan tihin shaqada waxaan mooday in lacag la idinku shubtay oo muuse idin yidhi naga xira

Comments are closed.