600 Deg Deg:Farmaajo Si Rasmi Ah Gedo ugu Wareejinaya Axmed Madoobe, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg:Farmaajo Si Rasmi Ah Gedo ugu Wareejinaya Axmed Madoobe,

Dawlada Fadaraalka ah ee soomaaliya, ayaa wada qorshe ay Gobolka Gedo ugu wareejinayso Maamulka Madaxweyne Axmed Madoobe ee Jubaland.

Maalmaha soo socda ayaa Magaalooyinka Garbahaarey iyo Doolow waxaa tagi doona Wefti ka socda Jubaland oo kismaayo ka baxaya,

Heshiska aan wali cagaha badan ku taagneen ee Jubaland iyo Xukumada Farmaajo,u bilowday ayaa bilowgiisa waxaa bilaabay madaxweyne Farmaajo oo cadaadis xoogan kala kulmay Beesha Caalamka,

Madaxweyne Farmaajo, ayaa durba fuliyay qeyb kamid ah Shuruudaha heshiiska oo ahaa in dawladu baabiso guud ahaan Maamulkii ay gobolka Gedo ka dhistay Xilkana ka qaado taliyaasha kala ah Sanka.Bakaal kooke iyo Gudoomiye Macalimow.

Dhamaan Qodobada ayay dawladu fulisay waxayna xilka ka qaaday dhamaan xubnaha ay codsaden Maamulka Axmed Madoobe

Lama oga in heshiiskan si buuxda u hirgalaayo iyo in kale laakiin durba waxaa dhanka madaxweyne Farmaajo ka muuqda hirgalinta Hesiiskan

Maalmaha soo socda ayaa sidoo kale waxaa Muqdisho gaadhi doona Madaxweyne Ku xigeenka Jubaland,

La soco wixii soo kordha wararkeena danbe

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 1)

  1. runsheeg xaqaani says:

    WAA TALLAABO DHANKA SAXDA AH LOO QAADEY.
    MADOOBE HADDII XILLIGU KA DHAMMAADO WAXAAN DOORANEYNAA MADAXWEYNE REER XASAN (MARAEXAN), REER GEDO HA SABRAAN WAX YAR.


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo; Muqdisho Mucaaradka Oo Ku Baaqay Banan Bax Kale
- Feb 22, 2021
MucaaradkaA Dawlada Federaaalka Soomaaliya Oo Mar Kale Ku Baaqay Banan Bax Kaa Dhaca Muqdisho https://www.youtube.com/watch?v=4yj_VpyAjwE&t=31s
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ugu Furay Villa Somali Madaxda DF Dawlada Goboleedyad
- Feb 21, 2021
Waxaa Hada Si rasmi Ugu Furmay Vilaa Soomaaliya Shirka Madaxda dawlada Federaalka Soomliya Iyo ...
Deg Deg Daawo; Dawlada Federaalka Somalia Jaawab U Dirtay Imaaradka
- Feb 21, 2021
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeysay dowladda Imaaraadka Carabta inay ka shaqeyneyso abuurista dagaalo ...
Buhoodle SHORT FILM. Dirir Iyo Dawlad ||Cuqdad Walal || Part 1
- Feb 21, 2021
Abwaan diri iyo abwaan Dawlad ayaa ruwaayad kooban oo ay kaga hadlayaan cuqdada somaliland ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda Villa Somaliay
- Feb 21, 2021
Waxaa Hada Shir Ugu Socda Villa Somliya Madaxda Dawlada Fedaraalka Soomliiya Iyo Madaxda ...