DAAWO:SNM Oo Shaacisay siday ugu fashilantay Diiwangali Ka dhacda Buuhoodle iyo Lix Magaalo oo Hoostaga,

Maamul Beeleedka SNM, ayaa shaaciyay sida ay ugu fashilmen Diiwaangalin maamulkaasi ka fuliyo Buuhoodle iyo Deegaano badan oo hoos yimaada.

Horgal kamid ah Kuwua ushaqeeya maamulka SNM, kana soo jeeda SSC ayaa shaaciyay sida SNM ugu fashilantay Buuhoodle iyo Todobo magaalo oo hoostaga,

3 Comments

  1. Puntland na ma rabto, xamarna lagama yaqaano, dhinac walba seege.

  2. waar waxan yaa yidhaa nacnacdda meesha kala taga.
    buuhoodle addeer rag dhiigii iyo geesinimo ayaa lagu joogaa baastar yar oo meelahaa kaqaylqayliya waxba u dhimi maayo.
    qoladdan cuqdada qabtana waataanu kala quusanay,markaa waaliddan yar ee aan meel tegayn waa in lajoojiyaa haddii kale talaabo ayaanu qaadi doonaa.

  3. tuuladan yar ee buuhoodle dhawaan ciidanka qarankuw aa soo afjaraya

Comments are closed.