600 Deg Deg:Itoobiya Oo wefti Culus usoo Dirtay Buuhoodle. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg:Itoobiya Oo wefti Culus usoo Dirtay Buuhoodle.

Wafti ka socda Dawlad deegaanka somalida oo ka Qayb lixaad leh ka Qaatay Nabadta Labada beelood lana kulmay Waxgaradka Buuhoodle.

Wafti oo maalmahan ku sugnaa magaalada Buuhoodle ayaa kulamo la Qaatay waxgaradka Buhodle gaar ahaan labadii beelood ee dhawaan dilku dhexmaray waxayna u sheegeen inay nabada ka shaqeeyaan Dawlad deegaankuna gacan ku siinayo inaan deegaanka Nabad galyadiisa faraha ka bixin.

Dhinaca Kale waxgaradka labada beeleed ayaa dhinacooda soo dhaweeye wafti ka socda Dawlad deegaanka gaar ahaan G Doolo ee isu xil Qaamay inay Nabada ka shaqeeyaan.

Xukuumada Madaxwayne Mustafe Cagjar ayaa intii xilka haye Waxaa uu heshiisiiye Beelaha Mataano Hawd iyo Baho khayr oo Dagaalo iyo Colaad dhexmartay haatana Nabad ku wada nool oo Madaxwaynuhu Guulo taariikha ah ka Qaatay

Magacyada Waftiga.

1 Gudomiyaha Degmada bookh deeq Maxamud farax

2 Hogaanka Nabad Galiyada Degmada bookh Jamac Ismail dhowre.

3 Gudoomiye Kuxigeenka Degmada Danood.Kaafi Maxamud farah.

4 Madaxa Xafiiska Horumarinta Xoolaha Abdiwali Caaqil Maxamed Nuux.

5 Hogaanka Nabad Galiyada degmada Danood.Xildhibaan Yusuf ahmed Xirsi.abdirisaq shiikh Muxumud.

6 Kornaylka Birgadhka Tobnaad ee Ciidanka new boolis.Abdi dhuub.Shalaqe Maxamuu oo ah Taliyaha Ciidanka Shaxda Buuhoodle oo Nabada deegaanka Qayb lixaad leh ka Qaatay Guud ahaan Deegaanka

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo; Muqdisho Mucaaradka Oo Ku Baaqay Banan Bax Kale
- Feb 22, 2021
MucaaradkaA Dawlada Federaaalka Soomaaliya Oo Mar Kale Ku Baaqay Banan Bax Kaa Dhaca Muqdisho https://www.youtube.com/watch?v=4yj_VpyAjwE&t=31s
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ugu Furay Villa Somali Madaxda DF Dawlada Goboleedyad
- Feb 21, 2021
Waxaa Hada Si rasmi Ugu Furmay Vilaa Soomaaliya Shirka Madaxda dawlada Federaalka Soomliya Iyo ...
Deg Deg Daawo; Dawlada Federaalka Somalia Jaawab U Dirtay Imaaradka
- Feb 21, 2021
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeysay dowladda Imaaraadka Carabta inay ka shaqeyneyso abuurista dagaalo ...
Buhoodle SHORT FILM. Dirir Iyo Dawlad ||Cuqdad Walal || Part 1
- Feb 21, 2021
Abwaan diri iyo abwaan Dawlad ayaa ruwaayad kooban oo ay kaga hadlayaan cuqdada somaliland ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda Villa Somaliay
- Feb 21, 2021
Waxaa Hada Shir Ugu Socda Villa Somliya Madaxda Dawlada Fedaraalka Soomliiya Iyo Madaxda ...