Deg Deg Daawo::Puntland Oo Soo Bandhigtay Ciidankii Dib u Qabsan Lahaa Sool,
Xukumadda Madaxweyne Siciid Deni ayaa Labadi Sane ugu danbysay waday Qorshaha dhisme ciidan xoogan oo ay yeelato Puntland.
Ugu yaraan afar kun oo askari ayuu madaxwweyne Deni sameeyay mudo labo sano ah oo u joogay Booska madaxweyne ee Puntland.
Ciidanka oo xero weyn looga sameeyay Degmada Qardho ayaa maanta waxaa Tababar usoo xidhay Madaxweyne Deni.
Dhisma ciidankan ayaa walwal ku abuuray taliska SNM ee Gobolka sool kuwaaso rumaysan in mar uun gobolka laga saari doono.

Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 4)
Comments are closed.
Filankan horaanu daawaney ee wax kale m haysaa wiillow? Beenta nacasnimada iyo daciifnimadu ka buuxdo iska daa willow.
LAAS CAANOY ANAA KAA HURDEE LAGUMA HAYSTEEN. ADEER HA NIYAD JABIN, WAX KASTA OO AAD HIIGSATO WAA LA GAARAA.
INSHA ALLAAH WAQTI DHOW GUNNIMADA WAA LAGA BAXAYAA.
Omar Kaahiye
Taliyaha ciidanku wuxuu noo sheegay ku howlan yihiin tababarka iyo tayaynta ciidanka xuduuda soo xidhi lahaa
War qoladiina khaatumo qortaa ka daaya dadka beenta iyo huuhada aad ku maaweelinaysaa mudada dheer eed leedihiin maalinwalba ciidankii sool x-rayn lahaa oo manta budlaan soo bandhigtay ilmaadeerayaal please iska daaya beenta aad naftiina iyo maatada ku maaweelinasaan butlaan malaha awood ay laas caanood SNMka xorayso manadhacayso taasi inta la noolyahay.