Daawo:Shir Buuhoodle Ku Dhexmaray Garaad Cabdirisaaq iyo Saraakiil Itoobiyan ah Iyo Hanjabaad Ay diren,
Garaad Abdirisaaq oo Kulan Gaar ah la Qaatay Wafti ka socda Dawlada DeegaankaSoomaalida itoobiya oo Buuhoodle soo gaadhay.
Garaadka Iyo Waftiga ayaana ka Wadahadlay Xiisada Coladeed eeka taagan deegaanka Buuhoodle sidii looga Wada shaqayn lahaa.
Gudoomiyaha Degmada Bookh oo La hadlay Khaatumonews.com ayaa sheegay in garaadka iyo Saraakiishu isla qaaten in talaabo ciidan wax looga qabto cidkasta oo nabad-galyo daro kawada deegaanka,



Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=31692