Garaad Cabdirashiid Oo Kula Shiray Duleedka Garoowe Wasiirada Xildhibaanada iyo Taliyaasha Ciidanka Barkad ee Puntland Ku jira
Garaad Cabdirashiid waraaba Dheere garaadka Beesha Guuleed Faraad {Barkad}ayaa kulan Kula qaatay Duleedka Garoowe, masuuliyiinta Beesha Guuleed Garaad Ku matala Puntland.
Kulanka waxaa ka soo qeyb Galay Wasiir Assad Xuseen Xaashi,Xildhibaan Cabdiraxmaan Diiriye Carab.Taliye Ku xigeenkii hore Ciidamada Policeka Puntland Bile. hadana kamid ah sarakiisha Booliska Puntland iyo Taliyaha qeybta Booliska ee Gobolka Cayn Jaamac Saxardiid Bare Caaqil Cali ,Siyaasi Gaaxnuug . , Dhalinyaro Ganacsato iyo Xubno kale oo Haldoorka Beesha Barkad ah. ee Garoowe ku sugan ah,
Kulanka oo ahaa mid xaasaasi ah islamarkaana saxaafadu ka ahayd Dibad joog ayaa looga hadlay arrimo kala duwan oo la xidhiidha Xaalada Deegaanka Beesha,
Garaad Cabdirashiid ayaa mudo safar uga maqna deegaanka waxaana u haatan kawada garoowe kulamo kala duwan iyadoo maalmaha soo socda uu u safri doobo Gobolka cayn,


Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.