600 Labo Nin oo Jeelka Laascaanood Lagu Kufsaday | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Labo Nin oo Jeelka Laascaanood Lagu Kufsaday

Waxaa Ka taagan magaalada Laascaanood Xarunta Gobolka sool dhacdo la yaab leh oo naxdin iyo walwal galisay Dadka Gobolka.

Sarkaal Habar Jeclo, ah oo kamid ah Maleeshiyaadka isaaq ee gobolka jooga ayaa Damaaciyay labo nin oo kamid ah Maxaabiista Jeelka.

Dhacdadan ayaa fashilantay xalay markii lagu qabtay taliye Habar Jeclo ah oo Baastoolada ku haya Maxbuus kuna khasbaaya inuu u galmoodo.

Sarkaal ku sugan Goobta oo Khaatumonews uga waramay sida wax udhaceen ayaa yidhi”Xalay Saq dhexe ayuu noo yimid Ninkan Habar Jeclo waana ninka xabsiga dhexe ka ah Taliyaha wuxuuna nagu yidhi isoo daaya Ninkaas ku xidhan qolka afraad markaasanu ku nidhi oo taliye ninkan danbi weyn kuma eedaysna waxaa uu ku eedaysan yahay fal fuduud oo xatooyo ah waa maxay sababta xiligan loola baxaayo oo laga raba maxay tahay? wuxuuu noogu jawaabay waan waraysanaya kadib waanu usoo daynay hadaanu usoo daynay qol ayuu la galay cabaar kadib wuxuu ku yidhi wiilki waad dhiban tahay aan kaasidaayo jeelka ee ma ii samayn waxan rabo? yarkii maxbuuska ahaa Ayaa yidhi Maxaan ku sameeya? kadib wuxuu ku yidhi aan xaga danbe ka maro yarkiina waa xanaaqay oo buuqi ayaan maqalnay maxaa dhacay markaan ku nidhi wuxuu yidhi xareeya oo kaas kale isoo daaya kii labaad ayaan usoo daynay kiina qolka ayuu la galay kadib baastoolad ayuu madaxa ka saaray markaasu ku yidhi sii jeeso yarkiina waa la dagaalamay qori ayaan ku qabanay oo aan ku amarnay in uu baastolada dajiyo kadib yarkii ayaan ka soo saarnay qolka.” Ayuu sarkaal kamid ahaa goob joogayaasha xalay,

Dhacdadan foosha xun ee Qooma luudnimada ah ee taliyaha SNM kula kacay maxaabiista ugu xidh xidhan SNM jeelka ayaa gobolka galisay Xaalad argagax leh.

dhanka kale waxa halis ah oo shaki weyn laga qaba in maxabiis badan ninkani ku sameeyay sidan oo kale.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:-Dagaal culus Xadka Kenya iyo Somalia
- Feb 27, 2021
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay dagaalyano ka tirsan ...
Deg Deg:-Ciidanka Somaliland ee Tukaraq Oo Iska Dilay Sarkaal
- Feb 26, 2021
Taliyaha Madaaficidda ee Ciidanka Somaliland G/sarre Cali Cawaale ayaa ku dhaawacamay gadood ay sameeyeen ...
Deg Deg:ciidanka Somaliland oo Ka Baxay Gobolka Sanaag,
- Feb 26, 2021
Ciidamada millatariga Somaliland ee nabad ilaalinta u joogey deegaanka Dararweyne ee gobolka Sanaag, ayaa ...
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...