War Culus Oo Ka Soo Kordhay Caaqilkii Buuhoodle Lagu Dilay,

Iyadoo Magaalada BuuhoodleXarunta Gobolka Cayn lagu dilay mid kamid ah Cuqaasha Magaalada, ayaa arrinkaasi waxa walwal weyn ka qabay dadka Deegaanka.

Ninkii Geestay Dilka oo ka baxsaday goobta ayaa sii aaburtay culays iyo cabsi kale o ka daran dilka dhacay.

Wararka hada soo gaadhaya Warbaahinta Khaatumonews.com ayaa sheegaya in Lagu guulaystay in la qabto Gacan ku dhiiglihii Dilay caaqilka.

Xaalada Magaalada Buuhoodle Ayaa dagan waxaana haatan Lagu haya Gudaha Buuhoodle Gacan ku dhiiglihii Dilay caaqilka.

Soo qabashada Dagdaga ah ee Gacan ku dhiiglaha Ayaa ka dhigan hordhaca xalka dilka Dhacay,