600 Muuse Biixi iyo Faroole Ka Wadahadlay Nabad Galyada Diiwaangalinta Sool iyo Sanaag | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Muuse Biixi iyo Faroole Ka Wadahadlay Nabad Galyada Diiwaangalinta Sool iyo Sanaag

Maamul beeleedka SNM ayaa Kawada Diiwaangalinta Doorashada Golaha Wakiilada iyo Deegaanka Maamulkaas Qeybo kamid ah Gobolada Sanaag iyo Sool.

Meelaha Ay SNM kawado Diiwangalinta waxaa kamid ah Jiida hore Gobolka sool halkaas oo ay isku horfadhiyaan Maleeshiyaadka SNM iyo Ciidamada Puntland.

Arrinta yaabka leh ayaa ah in Deefganka Tukaraq ay isku muuqdan Sanduuqa diiwangalinta SNM iyo Ciidamada Puntland.

Sidoo kale Deegaanka Dhahar ee Gobolka sanaag SNM waxay kawada Diiwaangalinta maamulkaas iyadoo deegaanka ay ku sugan yihiin ciidamo badan oo puntland ah.

Xogta ay Helayso Khaatumonews.com ayaa sheegaysa in Maamulka Hargaysa iyo Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole oo hada ah madaxweynaha daaha dabadiisa kahaga maamulka Deni ay kawada hadlen in aan la samayn wax dhib ah oo aysan Puntland carqalad ku keeniin Sanaaduuqda diiwangalinta Dhahar iyo Tukaraq ee Sool iy Sanaag.

Masuuliyiinta arrinkan kawada hadlay waxaa kamid ah Dhinaca Puntland Faroole oo Deni wakiil ka ah kuna hadlaaya afka Deni iyo Faysal cali waraabe oo Wakiil ka ah Muuse Biixi kuna hadlaaya afka Muuse,

KHAATUMONEWS.COM

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




script>
Deg Deg; Daawo Goodax Barre Oo Eedayn U Jeediyey Famaajo
- Jan 19, 2021
Wasiirkii Hore Ee Waxbarashada Dawlada Fedraaalka Soomliya Goodax Barre Oo Eedayn U Jeediyey ...
Deg Deg:Weerar Ka Dhacay Kismaayo
- Jan 19, 2021
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar xalay ka ...
Ogaysiis Ku Socda Akhristayaasha Khaatumonews.com
- Jan 19, 2021
Shabakada Caalamiga Ah Khaatumonews.com waxay dib u furtay mudo bilo ah kadib qeybaha Fariimaha ...
Dawlada Somalia Dacweysay Saraakiil Cadaan ah Oo Somaliland Safar Tuugo ah Ku Gaysay Laascaanood,
- Jan 18, 2021
Maamulka Somaliland, oo dhawaan Deegaano kamid SSC, ka bilabaay isdiiwangalinta Golaha Deegaanka iyo Wakiilaha ...
DAAWO:SNM Oo Shaacisay siday ugu fashilantay Diiwangali Ka dhacda Buuhoodle iyo Lix Magaalo oo Hoostaga,
- Jan 18, 2021
Maamul Beeleedka SNM, ayaa shaaciyay sida ay ugu fashilmen Diiwaangalin maamulkaasi ka fuliyo ...