600 Deg Deg::Alshabaab Oo soo Saartay Amar ka Dhan ah Madaxda Puntland | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg::Alshabaab Oo soo Saartay Amar ka Dhan ah Madaxda Puntland

Af-hayeenka ururka Al-shabaab Cali Maxamuud Raage, oo loo yaqaan Cali Dheere, ayaa cod laga soo duubay ku amray in la dilo Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee dowladda Puntland, Cabdilladiif Muuse Nuur (Sanyare).

Cali Dheere, wuxu sheegay in aysan marna u dulqaadan karin dagaalka Guddoomiye Sanyare ku hayo Kooxda Al-shabaab, sidaas darteedna uu amar ku bixiyay in meeshii lagu arko lagu dilo Guddoomiyaha Gobolka Mudug.

Sidoo kale, wuxu tilmaamay in Gobolka Mudug uusan soo marin nin sidaas ay uga go’antahay La-dagaallanka Al-shabaab, islamarkaana doonaya in uu masaajidda ka ugaarsado dagaallamayaasha kooxda

Af-hayeenka Al-shabaab, ayaa sidoo kale sheegay in Guddoomiye Sanyare uu Culimaa’udiinka masaajidda ku dirqinayo dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab, taasina muujinayso halka uu gaarsiisanyahay dagaalkiisa.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




script>
Deg Deg; Daawo Goodax Barre Oo Eedayn U Jeediyey Famaajo
- Jan 19, 2021
Wasiirkii Hore Ee Waxbarashada Dawlada Fedraaalka Soomliya Goodax Barre Oo Eedayn U Jeediyey ...
Deg Deg:Weerar Ka Dhacay Kismaayo
- Jan 19, 2021
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar xalay ka ...
Ogaysiis Ku Socda Akhristayaasha Khaatumonews.com
- Jan 19, 2021
Shabakada Caalamiga Ah Khaatumonews.com waxay dib u furtay mudo bilo ah kadib qeybaha Fariimaha ...
Dawlada Somalia Dacweysay Saraakiil Cadaan ah Oo Somaliland Safar Tuugo ah Ku Gaysay Laascaanood,
- Jan 18, 2021
Maamulka Somaliland, oo dhawaan Deegaano kamid SSC, ka bilabaay isdiiwangalinta Golaha Deegaanka iyo Wakiilaha ...
DAAWO:SNM Oo Shaacisay siday ugu fashilantay Diiwangali Ka dhacda Buuhoodle iyo Lix Magaalo oo Hoostaga,
- Jan 18, 2021
Maamul Beeleedka SNM, ayaa shaaciyay sida ay ugu fashilmen Diiwaangalin maamulkaasi ka fuliyo ...