600 Rooble waa qori Ciladaysan oo laga riday Sadex Xabo oo Tijaabo ah . | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Rooble waa qori Ciladaysan oo laga riday Sadex Xabo oo Tijaabo ah .

Dhawaaqii Shalay Kasoo Baxay Raysal wasaare Rooble waxaa uu ahaa Tijaabo Siyaasadeed oo Madaxweyne Farmaajo ku tijaabiyay Rooble Go aamo halista badan.


SOOMAALIDU markay kala iibsanaso Hubka ama qoryaha Fuduud waxay ka ridan Sadex xabo oo tijaabo ah .

Qorigu hadii loo Bogo qaab Dhicitaankiisa oo si Atomaatik ah isu daba dhigo Rasaasta oo aan kala hadh lahayn waa la kala gataa, hadiise uu qaarna xabada rido Qaarna dhuunta mari waayo waa lagu kala laabta iibkiisa,


ROOBLE shalay Taaas ayuu ka dhigna oo Wax aan lagu wada socon oo aan dhuunta marayn ayaa laga riday taaso ahayd tijaabo siyaasadeed oo shaqsi ahaantiisa lagu tijaabinaayay taaso ka dhigan Beec xumaaday ninkii leh ayaa iska leh oo madaxtooyada Farmaajo eeda waxay u leexin doonta Xukumada Rooble maadaba uu yahay maamulaha arimahan.


Si kale hadaan kugu dhigo Rooble waa nin loo dhiibay Qori Kharaab ah oo lagu yidhi ku gal dagaal


”Marka Adoo Raysal wasaare ah oo 18 gobol lagu dhaariyay lagu dhaho Doorasha aan laguwada socon ku dhawaaq maxaad kaga duwan tahay nin meel dagaal ka socdo la dhex ordaya qori kharaab ah guul intee leeg ayaad ka keenasa Dagaalkaas aad ku gashay Qoriga ciladaysan

By Cabdi Ciro

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




script>
Deg Deg; Daawo Goodax Barre Oo Eedayn U Jeediyey Famaajo
- Jan 19, 2021
Wasiirkii Hore Ee Waxbarashada Dawlada Fedraaalka Soomliya Goodax Barre Oo Eedayn U Jeediyey ...
Deg Deg:Weerar Ka Dhacay Kismaayo
- Jan 19, 2021
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar xalay ka ...
Ogaysiis Ku Socda Akhristayaasha Khaatumonews.com
- Jan 19, 2021
Shabakada Caalamiga Ah Khaatumonews.com waxay dib u furtay mudo bilo ah kadib qeybaha Fariimaha ...
Dawlada Somalia Dacweysay Saraakiil Cadaan ah Oo Somaliland Safar Tuugo ah Ku Gaysay Laascaanood,
- Jan 18, 2021
Maamulka Somaliland, oo dhawaan Deegaano kamid SSC, ka bilabaay isdiiwangalinta Golaha Deegaanka iyo Wakiilaha ...
DAAWO:SNM Oo Shaacisay siday ugu fashilantay Diiwangali Ka dhacda Buuhoodle iyo Lix Magaalo oo Hoostaga,
- Jan 18, 2021
Maamul Beeleedka SNM, ayaa shaaciyay sida ay ugu fashilmen Diiwaangalin maamulkaasi ka fuliyo ...