Deg Deg Daawo:Ciidan Beeleed kaga Dhawaaqay Dagaal ka dhan AH Farmaajo Muqdisho,

Maleeshiyaad beeleed aad u hubaysan oo ka soo jeeda Beesha Hawiye ayaa muqdisho kaga dhawaaqay dagaal ka dhan ah Madaxweyne Farmaajo hadi uu isku dayo Doorasho Boob ah.