600 Deg Deg:Dagaal Culus Oo Ka Socda Bariga Puntand khasaare Dhimasho Oo Xoog leh, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg:Dagaal Culus Oo Ka Socda Bariga Puntand khasaare Dhimasho Oo Xoog leh,

Dagaal culus oo u dhexeeya laba beelood, ayaa mar kale Galabta dib uga qarxay miyiga degmada Isku-shuban ee Gobolka Bari,

kadib mudda kooban oo uu istaagay.Dagaalka oo ku salaysan muran ka dhashay degaamaynta miyiga Isku-shuban, ayaa saaka ka bilowday halkaas, waxaana ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac kala duwan.

Gurmad xooggan oo ka socda labada dhinac, ayaa duhurnimadii maanta gaaray dhulka lagu dagaallamay, taas oo keentay in uu dib u qarxo dagaalkaas.Inta la xaqiijiyay, waxa ilaa iyo hadda dagaalka u dhintay lix qof oo labada dhinac ah, waxaana ku dhaawacmay in ka badan 13 ruux, inkastoo aan weli xog rasmiya laga helin.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




script>
Deg Deg; Daawo Goodax Barre Oo Eedayn U Jeediyey Famaajo
- Jan 19, 2021
Wasiirkii Hore Ee Waxbarashada Dawlada Fedraaalka Soomliya Goodax Barre Oo Eedayn U Jeediyey ...
Deg Deg:Weerar Ka Dhacay Kismaayo
- Jan 19, 2021
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar xalay ka ...
Ogaysiis Ku Socda Akhristayaasha Khaatumonews.com
- Jan 19, 2021
Shabakada Caalamiga Ah Khaatumonews.com waxay dib u furtay mudo bilo ah kadib qeybaha Fariimaha ...
Dawlada Somalia Dacweysay Saraakiil Cadaan ah Oo Somaliland Safar Tuugo ah Ku Gaysay Laascaanood,
- Jan 18, 2021
Maamulka Somaliland, oo dhawaan Deegaano kamid SSC, ka bilabaay isdiiwangalinta Golaha Deegaanka iyo Wakiilaha ...
DAAWO:SNM Oo Shaacisay siday ugu fashilantay Diiwangali Ka dhacda Buuhoodle iyo Lix Magaalo oo Hoostaga,
- Jan 18, 2021
Maamul Beeleedka SNM, ayaa shaaciyay sida ay ugu fashilmen Diiwaangalin maamulkaasi ka fuliyo ...