600 Ciidanka Puntland iyo Somaliland Oo isku Horfadhiya Gobolka Sanaag Maxaa soo kordhay Akhriso | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Ciidanka Puntland iyo Somaliland Oo isku Horfadhiya Gobolka Sanaag Maxaa soo kordhay Akhriso

Xiisado colaadeed oo u dhexeeya Puntland iyo Somaliland ayaa lagasoo sheegayaa degaano katirsan gobolka sanaag halkaas oo ay Somaliland doonayso in ay ka sameyso diiwaan galinta codbixiyaasha doorashooyinka golayaasha barlamaanka iyo deegaanka ee kusoo wajahan Somaliland.

Masuuliyiin katirsan Somaliland oo kasoo jeeda goboladaas ayaa gaaray deegaanadaas si ay dadweynaha ugu qanciyaan in ay si ballaaran uga qeyb qaataan qaadashada kaararka codbixinta doorashada.

Masuuliyiin katirsan Puntland oo saxaafadda kula hadlay degmada Dhahar ee gobolka Sanaag ayaa sheegay in ay dagaal kala hortagayaan cid kaste oo isku dayda in ay diiwaan galin ka sameyso degaanada Dhahar, Xingalool, Buraan, Ceelaayo iyo Buuraan oo hoos yimaada Sanaag, balse ay Puntland ugu magacaaban yihiin gobolka la yiraahdo Haylaan.

Waxay masuuuliyiintu sheegeen wixii dhibaato ah ee ka yimaada diiwaan galinta in ay masuul ka ahaandoonaan siyaasiyiinta deegaanadas kasoo jeeda ee loosoo wakiishay in ay howlo siyaasadeed oo ka dhan ah Puntland ka fuliyaan halkaas.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




script>
Deg Deg; Daawo Goodax Barre Oo Eedayn U Jeediyey Famaajo
- Jan 19, 2021
Wasiirkii Hore Ee Waxbarashada Dawlada Fedraaalka Soomliya Goodax Barre Oo Eedayn U Jeediyey ...
Deg Deg:Weerar Ka Dhacay Kismaayo
- Jan 19, 2021
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar xalay ka ...
Ogaysiis Ku Socda Akhristayaasha Khaatumonews.com
- Jan 19, 2021
Shabakada Caalamiga Ah Khaatumonews.com waxay dib u furtay mudo bilo ah kadib qeybaha Fariimaha ...
Dawlada Somalia Dacweysay Saraakiil Cadaan ah Oo Somaliland Safar Tuugo ah Ku Gaysay Laascaanood,
- Jan 18, 2021
Maamulka Somaliland, oo dhawaan Deegaano kamid SSC, ka bilabaay isdiiwangalinta Golaha Deegaanka iyo Wakiilaha ...
DAAWO:SNM Oo Shaacisay siday ugu fashilantay Diiwangali Ka dhacda Buuhoodle iyo Lix Magaalo oo Hoostaga,
- Jan 18, 2021
Maamul Beeleedka SNM, ayaa shaaciyay sida ay ugu fashilmen Diiwaangalin maamulkaasi ka fuliyo ...