600 Maamulka SNM Oo Sarkaal Ka Goostay Iskana dhiibay Muqdisho, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Maamulka SNM Oo Sarkaal Ka Goostay Iskana dhiibay Muqdisho,

Iyadoo dhawanahaan ay soo baxayeen warar sheegaya in taliye ku xigeenkii ciidanka Dab damiska SNM uu kasoo degay Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa arrintaasi war kasoo saaray Maamulka SNM,

War-saxaafadeed kasoo baxay Ciidanka Dab damis ka SNM ayaa lagu sheegay in Taliyaha ka hor inta uusan Muqdisho ka degan Shaqada laga Ruqseyay, waxaaan ay intaas ku dareen in uu ku fashilmay arrimo dhowr ah oo ka mid ah shaqada Ciidanka Dab damiska SNM,.

Taliye Cabdiraxmaan Faarax Iidle ayaa la sheegay in Magaalada Muqdisho uu ku sugan yahay, waxaana War-saxaafadeedka kasoo baxay Ciidanka Dab damiska SNM lagu sheegay in horay intii uu ka mid ahaa Ciidanka uu abuuray Khilaaf Ciidanka dhexdiisa ah, taasi oo keentay in shaqada laga cayriyo waa sida war-saxaafadeedka loo dhigaye.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




script>
Deg Deg; Daawo Goodax Barre Oo Eedayn U Jeediyey Famaajo
- Jan 19, 2021
Wasiirkii Hore Ee Waxbarashada Dawlada Fedraaalka Soomliya Goodax Barre Oo Eedayn U Jeediyey ...
Deg Deg:Weerar Ka Dhacay Kismaayo
- Jan 19, 2021
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar xalay ka ...
Ogaysiis Ku Socda Akhristayaasha Khaatumonews.com
- Jan 19, 2021
Shabakada Caalamiga Ah Khaatumonews.com waxay dib u furtay mudo bilo ah kadib qeybaha Fariimaha ...
Dawlada Somalia Dacweysay Saraakiil Cadaan ah Oo Somaliland Safar Tuugo ah Ku Gaysay Laascaanood,
- Jan 18, 2021
Maamulka Somaliland, oo dhawaan Deegaano kamid SSC, ka bilabaay isdiiwangalinta Golaha Deegaanka iyo Wakiilaha ...
DAAWO:SNM Oo Shaacisay siday ugu fashilantay Diiwangali Ka dhacda Buuhoodle iyo Lix Magaalo oo Hoostaga,
- Jan 18, 2021
Maamul Beeleedka SNM, ayaa shaaciyay sida ay ugu fashilmen Diiwaangalin maamulkaasi ka fuliyo ...