DAAWO::Horgalkii ugu weyna Dhulbahante oo Qirtay Ceebta iyo Fadeexada Uu Hargaysa Isaaq Kula Joogay,
Gudoomiyaha Barlamaanka Maamul Beeleedka SNM Baashe Maxamed Cade ayaa Ka hadlay Fadeexad Hargaysa uu ku joogay isagoo intaas raaciyay in uusan Cidna ku matali jirin kursiga SNM ku fadhiissiay,
Baashe oo Soo Gaadhay laascaanood Maanta ayaa yidhi”” “15ka Sano Aan Joogay Golaha Waxaan Ku Joogay Ciil Marar Badan Baan Is Idhi Ma Iskaga Tagtaa Meesha Lascanodna Waxaa Nalooga Yaqanay Horgale Hargaysana Waxaa Nalooga Yaqanay Is Xambaar”

Loading...