Deg Deg::Ciidanka Jabhada SSC Oo Gacanta Ku Dhigay Sanaaduuq SNM Degmada Ceegaag Keentay,
Degmada Ceegaag oo ka tirsan Gobolka Cayn Wararka aan ka helayno waxay sheegayaan in Ciidamo SSC ah oo Ku Gaashaaman Hubka Noocyadiisa kale duwan ay gacanta ku soo dhigeen qalab loogu talagalay diiwaan gelinta SNM.
Sidoo kale shakhsiyaadkii Waday Qalabka ayaa isaga baxsaday goobtaasi sidaasi Waxaa noo xaqiijiyey maanta Mid kamida ragii hawul-galkaasi la socday.
Waxaa kale uu noo xaqiijiyey inay u soo bandhigi doonaan Warbaahinta qalabka ay gacanta ku dhigeen.
Ciidanka Jabhada SSC ayaa Ku guulaystay in Gobolka cayn aysan SNM Keenin wax sanduuq ah oo diiwangalin ka sameeyoa marka lara reebo tuulooyin si dhuumasho ah looga fuliyay diiwangalinta, SNM,

Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 2)
Comments are closed.
Walee reer Caayn naga karti badan hadaan nahay reer Sool. Maalintii dhowaytona waa kuwiii Daraawiishtii Puntland ee reer Caayn tegey tuulo kasta oo reerku dego oo shankaas Caayn ah. Iminka sheekadu waxaa weeyaan Ninkaay ku hadhaay Haawli haaysaa.
Rag rag dhaly waa Daraawiishtii la arky jiray.Halkaa ka wada geesiyaalow.