600 Deg Deg Daawo:Somaliland Lacagtii Ka Jartay Maleeshiyaad Buuhoodle ay Ku Siin Jirtay Laalush, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo:Somaliland Lacagtii Ka Jartay Maleeshiyaad Buuhoodle ay Ku Siin Jirtay Laalush,

Maamul Beeleedka SNM ayaa ka jaray Mushahaar ay siin jiren Maleeshiyaad ku sugan aaga Buuhoodle.

Maleeshiyaadkan ayay SNM ku siin jirtay Mushahaarka si ay Ugu fuliyaan Danaha Ay ka leedahay Buuhoodle.

Waxyaabaha ugu weyn ee dhaqaaaha loo siin jiray ayaa ahayd in ay deegaanak Buuhoodle Ka dhacdo Diiwaangalinta SNM taaso suuro gali weyday kadib markii maleeshyaadkan looga awood batay,

Muqaal ayay iska soo duuben maleeshyaadkii mushahaarka qaadan jiray SNM kuwaaso codsanaya in lasoo daayo lacagta,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg; Daawo Goodax Barre Oo Eedayn U Jeediyey Famaajo
- Jan 19, 2021
Wasiirkii Hore Ee Waxbarashada Dawlada Fedraaalka Soomliya Goodax Barre Oo Eedayn U Jeediyey ...
Deg Deg:Weerar Ka Dhacay Kismaayo
- Jan 19, 2021
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar xalay ka ...
Ogaysiis Ku Socda Akhristayaasha Khaatumonews.com
- Jan 19, 2021
Shabakada Caalamiga Ah Khaatumonews.com waxay dib u furtay mudo bilo ah kadib qeybaha Fariimaha ...
Dawlada Somalia Dacweysay Saraakiil Cadaan ah Oo Somaliland Safar Tuugo ah Ku Gaysay Laascaanood,
- Jan 18, 2021
Maamulka Somaliland, oo dhawaan Deegaano kamid SSC, ka bilabaay isdiiwangalinta Golaha Deegaanka iyo Wakiilaha ...
DAAWO:SNM Oo Shaacisay siday ugu fashilantay Diiwangali Ka dhacda Buuhoodle iyo Lix Magaalo oo Hoostaga,
- Jan 18, 2021
Maamul Beeleedka SNM, ayaa shaaciyay sida ay ugu fashilmen Diiwaangalin maamulkaasi ka fuliyo ...