600 Deg Deg::Jabhada SSC Oo Ku Dhawaaqday Inay Talaabo Ka Qaadayso Jaamacadda Nugaal Laascaanood iyo Maamulkeeda, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg::Jabhada SSC Oo Ku Dhawaaqday Inay Talaabo Ka Qaadayso Jaamacadda Nugaal Laascaanood iyo Maamulkeeda,

Saraakiisha Jabhada SSC, ee Dib u xorayna Deegaanka SSC ee ku jira Gacanta maamul Beeleedka Isaaq, ayaa sheegay in ay talaabo dagdag ah ka qaadi doonaan masuuliyiinta Jaamacadda Nugaal Laascaanood.

Madaxda Jabhada SSC oo la hadlay Khaatumonews.com ayaa sheegay in Jamacadda Nugaal, noqotay meel ay kusoo dhuuntan Xubnaha isaaq laguna qariyo oo laga soo maleego dhagarta deegaankan Isaaq u dhigo.

Masuuliyiinta Jabhada SSC, ayaa sheegay in Hada maamulka jaamacaddu ku war galiyay Ardayda in ay fasax yihiin islamarkaana loo faaruqiyay Jaamacdda Sanaaduuqda maamulka Isaaq ee SNM.

Maamulka Isaaq ayaa sabtida ka bilaabi doona laascaanood wax loogu yeedhay diiwaangalinta Islamarkaana waxaa talis lagu dago laga dhigtay jaamacadda Nugaal iyadoo xooga shilimo ah loo laabay Gudoomiyaha Jaamacadda Nugaal Mr Lafoole iyo xubnaha kale ka hooseya..

Sarkaal ka tirsan Ciidanka SSC oo la hadlay warbaahinta ayaa yidhi“Lafoole cidna waxba mayeelin Dhulbahantena waxba ma yeeli karo jaamacadda nugaal un ayuu kusoo jeediyay indhaha Bulshada SSC kaliya waxaanu amrana ciidanka Jabhada SSC in Goobkasta lagu gacan saaro inta lafoole kamid yahay iyo inta ku xeeraan ee Jaamacada ku sheega Nugaal ku gadaaman

Sarakiisha Jabhada SSC ayaa sheegay in Hantida Jaamacada Nugaal sida gadiidka masuliyiinta iyo cidkasta oo kamid ah Ay yihiin dhagarqabayaal islamarkaana aan la cafin doonin laguna qaadi dooro werar sida Xeryaha maleeshiyada isaaq loola diriro.

Waxaa nagu balan ah in aanu talaabo ka qaadno Shaqsiyaadka jamaacada sidoo kale waxaanu amrana ciidanka SSC in gaadiidka Jamaacada kusheega Nugaal la qabto meelkasta uu ka maraayo dhulka SSC,”Ayuu yidhi Sarkaal kamid ah Sarakiisha SSC

Jaamacadda Nugaal ayaa hore Loogadda jaamacada ama Astaanta Jaamacadda oo ka koobneed Calanka soomaaliya, waxaa badalay Gudoomiyaha Jaamacaddda Nugaal Lafoole. kaaso ku qaatay Lacag kadib markii maamulka isaaq ka codsaden in uu badalo taaso sababtay in arday badan iskaga tagan Jaamacadda oo hada ah jaamacadda ugu tayada xun gobolka halka ay 2010 ilaa 2012 ahay jaamacadda ugu qadiimsan ugu magaca weyn gobolka,

Goordhow La soco Muqaalka Saraakiisha Jabhada SSC

Kala xidhiidh Whats apka Khaatumonews:-+46 79 050 36 38

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg; Daawo Goodax Barre Oo Eedayn U Jeediyey Famaajo
- Jan 19, 2021
Wasiirkii Hore Ee Waxbarashada Dawlada Fedraaalka Soomliya Goodax Barre Oo Eedayn U Jeediyey ...
Deg Deg:Weerar Ka Dhacay Kismaayo
- Jan 19, 2021
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar xalay ka ...
Ogaysiis Ku Socda Akhristayaasha Khaatumonews.com
- Jan 19, 2021
Shabakada Caalamiga Ah Khaatumonews.com waxay dib u furtay mudo bilo ah kadib qeybaha Fariimaha ...
Dawlada Somalia Dacweysay Saraakiil Cadaan ah Oo Somaliland Safar Tuugo ah Ku Gaysay Laascaanood,
- Jan 18, 2021
Maamulka Somaliland, oo dhawaan Deegaano kamid SSC, ka bilabaay isdiiwangalinta Golaha Deegaanka iyo Wakiilaha ...
DAAWO:SNM Oo Shaacisay siday ugu fashilantay Diiwangali Ka dhacda Buuhoodle iyo Lix Magaalo oo Hoostaga,
- Jan 18, 2021
Maamul Beeleedka SNM, ayaa shaaciyay sida ay ugu fashilmen Diiwaangalin maamulkaasi ka fuliyo ...