Deg Deg:Dhul-gariir ku dhuftay Magaalo Somalia Kamid ah,
Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal Xalay saacadu markay ahayd 1:19 Daqiiqo oo Habeenimo waxa Laga dareemay Dhul gariir xoogan oo laba Jeer oo kala Dambeeyey.
Wax dhibaato ah muunan gaysan Dhul gariirkaasi Balse waxa uu Cabsi xoogan ku abuuray Shacabka Magaalada Boorama kaddib Markii si xoog leh uu Dhul gariirkaasi Ugu dhuftay guud ahaan Boorama.
Maaha markii ugu horeysay ee Boorame uu ka dhaco dhulgariir. Dadka deegaanka ayaa u sheegay Khaatumonews.com in Xalay ay dareemeen mid ka xoog badan kuwii hore.

Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.