600 DAAWO::Faysal Cali waraabe Ka Cadhooday Hadalkii Xasan Sheekh Ee Sool iyo Sanaag | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

DAAWO::Faysal Cali waraabe Ka Cadhooday Hadalkii Xasan Sheekh Ee Sool iyo Sanaag

Nebi Muusa yidhi C/S”Doqon Ha u gargaarin hana Gargaarsan iidoorkuna Hadalkii Xasan Sheekh Sidaasbay uga Cabaaden Kuwo badan oo Dhulbahante ahna Hadalkii Xasan Sheekh wey Dhaliilsanaayen

Xasan Sheekh Qorshaha uu doono xiligan hadalkiisu haku soo beegmo laakiin wuxuu yidhi Hadal Xaqiiq ah oo odhanaya Goboladaasi Xaqii ay lahaayen waa in Loo madax Baneeya waliba gole Somaliweyn loogu madax baneeya sida iidoorkuba golayaasha Somaliweyn sida Jabuuti ugula garnaqsadan Koonfurta Somalia.

Miisaanka Hadalka Xasan Sheekh lahaa waxaa fahmi kara cida uu quseeyo Sida kuwa Waxgaradka ah ee SSC Ka soo jeeda iyo Kuwa ku jooga dulmiga dhulkaas qeyb kamid ah sida Faysal cali waraabe laakiin hadalkaasi ma fahmi karan dhalaanka 2017 kusoo biiray Baraha Bulshada ee la kowsday Igu sawir

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg; Daawo Goodax Barre Oo Eedayn U Jeediyey Famaajo
- Jan 19, 2021
Wasiirkii Hore Ee Waxbarashada Dawlada Fedraaalka Soomliya Goodax Barre Oo Eedayn U Jeediyey ...
Deg Deg:Weerar Ka Dhacay Kismaayo
- Jan 19, 2021
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar xalay ka ...
Ogaysiis Ku Socda Akhristayaasha Khaatumonews.com
- Jan 19, 2021
Shabakada Caalamiga Ah Khaatumonews.com waxay dib u furtay mudo bilo ah kadib qeybaha Fariimaha ...
Dawlada Somalia Dacweysay Saraakiil Cadaan ah Oo Somaliland Safar Tuugo ah Ku Gaysay Laascaanood,
- Jan 18, 2021
Maamulka Somaliland, oo dhawaan Deegaano kamid SSC, ka bilabaay isdiiwangalinta Golaha Deegaanka iyo Wakiilaha ...
DAAWO:SNM Oo Shaacisay siday ugu fashilantay Diiwangali Ka dhacda Buuhoodle iyo Lix Magaalo oo Hoostaga,
- Jan 18, 2021
Maamul Beeleedka SNM, ayaa shaaciyay sida ay ugu fashilmen Diiwaangalin maamulkaasi ka fuliyo ...