Deg Deg Daawo:Maamulka Khaatumo Kashifay Cida Laascaanood Wax ku Disha.

Xildhibaano Ka tirsan Maamulka Khaatumo Oo Kala Ah iyo xildhibaan abdiraxiin ismaciil bareĀ  iyo Xildhibaan yaasiin axmed cali oo ka tirsan xildhibaanada maamulka khaatumo ayaa ka hadlay dhibaatooyinka ka taagan gobolka sool

Labadan Xildhibaan ayaa kashifay Xubnaha Ka danbeeya Dilalka ka dhaca Gudaha Laascaanood

Masuuliyiintan ayaa sidoo kale Beelaha SSC u diray Fariimo xaasaasi ah